Cabdullaahi Goodax oo ku haray wareegii koobaad ee doorashada iyo labo musharax oo …

Waxaa goordhaw soo gabagabooday wareegii koobaad ee doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP063 oo ay ku tartamayeen ilaa sagaal musharax, waxaana kursigan horey ugu fadhiyay Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre. Doorashada kursigan oo ahaa mid xiiso iyo xamaasd badnaa ayaa wareegii koobaad waxaa ku haray ilaa todobo musharax uu ku jiro Xildhibaankii horey ugu fadhiyay kursigan Cabdullaahi … Continue reading Cabdullaahi Goodax oo ku haray wareegii koobaad ee doorashada iyo labo musharax oo …